Abdihamid Abdulkadir Abdullahi oo ku guuleystay inuu ku soo boxo booskii shaqo aan soo xayeysiinay ka dib wareysiyo iyo imtixaano laga qaaday in ka badan boqol codsade oo shaqada soo codsaday.
Waxaan leenahay Abdihamid soo dhawow.
_______
#BCTV
#Business_Connect
#Hire_The_Youth