Axmed waa wiil arag la’, balse leh riyo cad:
👉 inuu shaqeysto
👉 inuu nolol dhisto
👉 inuu guursado oo qoys yeesho

Arag la’aantu ma ahan caqabad joojinaysa kartida. Axmed wuu shaqeyn karaa, wuu wax baran karaa, wuxuuna diyaar u yahay inuu ka qayb qaato horumarka bulshada.

Barnaamijyada Storytelling iyo Codka Shaqadoonka waxay u taagan yihiin in cod la siiyo dhalinyarada leh kartida balse fursadaha ka xiran yihiin—si gaar ah dadka naafada ah ee aan helin shaqo ku habboon.

👉 Shaqo waa xaq
👉 Fursad waa rajo
👉 Kartidu ma laha arag kaliya

Haddii aad tahay hay’ad, shirkad, ama qof aaminsan sinnaanta fursadaha, Axmed wuxuu mudan yahay in la maqlo, lana shaqaaleysiiyo.

#CodkaShaqadoonka
#Storytelling
#InclusiveEmployment
#DisabilityIsNotInability
#EqualOpportunities
#BusinessConnect

Haddii aan arag la’ahay, macnaheedu ma aha inaan shaqeyn karin.”